Bogag kale oo soo socda..

News »» Wararka idamaale.com

waxaa maanta la soo gaba gabeeyay...
Waxaa maanta la soo Gaba Gabeeyay mu`tamarkii socday 24-26,desember 2006 ee magaalo madaxda Oslo (Norway).Mu`tamarkan oo ahaa mutamar-sanadeedkii labaad oo ey soo Qaban Qaabiyaan Xarunta Iskaashiga Soomaalida Norway (XISNO) ayaa sanadan cinwaankiisu ahaa "Qoyska Soomaaliyeed ee Yurub iyo loolanka labada dhaqan
ka sii akhriso idamaale.com 
wariyayaasha u shaqeeya idaacadda hornafriik ee...
Wariyayaasha u shaqeeya idaacadda HornAfriik ee ay leeyihiin Cali Imaan Sharma�arke iyo Axmed Cabdisalaan Xaaji Aden ayaa Galabta laga mamnuucay inay cagta soo dhigaan waqooyiga Magaalada Muqdisho, waraaqo digniin lagu siinayo wariyayaasha idaacaddaas ayaa Galabta lagu daadiyey waqooyiga Muqdisho
ka sii akhriso idamaale.com 
maliishiyooyin taabacsan dowladda fedaraalka ayaa galabta...
Maliishiyooyin taabacsan Dowladda fedaraalka ayaa Galabta la wareegay Gacan ku haynta waqooyiga Magaalada Muqdisho, ka Gadaal Markii Midowga Maxaakimiintu ay isaga Tageen Goobihii ay kaga sugnaayeen Waqooyiga Magaalada, Waxaa xaafadaha dhexdooda la arkayey maliishiyooyin beeleedyo towri ah oo taabacsan nidaamka fedaraalka
ka sii akhriso idamaale.com 
dowlada federaalka ah ayaa qorshaynaysa marka...
Dowlada Federaalka ah ayaa Qorshaynaysa Marka ay Gacanta kuwada Dhigto Koonfurta Soomaaliya in dhamaan Dalka oo Idil Hub ka Dhigis lagu sameeyo, Iyada oo laga soo Bilaabi doono Gobolada Puntlland, waxaana dhamaan Soomaaliya laga Dhowri doonaa waxa loogu yeero hubka oo idil
ka sii akhriso idamaale.com 
breaking news�� ciidamada dowlada federaalka ah...
Breaking News�� Ciidamada Dowlada Federaalka ah ayaa Goor Dhawayto Gacanta ku dhigay Magaalada Balcad oo Magaalada Muqidsho u jirta 60km, Iyada oo Hogaamiyayaasha Dhaqanku ay Qayb Linaax leh ka Qaateen badbaadinta Maleeshiyaadkii Maxaakimiinta iyo in Magaalada lagu diriro.
ka sii akhriso idamaale.com 
ciidamada dowlada federaalka ah ayaa gabi...
Ciidamada Dowlada Federaalka ah ayaa Gabi ahaanba la wareegay Gacan ku haynta Magaalada Jowhar, iyaga oo u Gudbay Magaalada Balcad iyo Muqdisho, Waxaana la sheegay in Maleeshiyaadkii maxaakimiintu ay Mudisho u firxadeen., Ciidamada Dowladuna ay isla maanta Xaafadaha Magaalada Muqdisho Qaybo ka Qabsan doonto
ka sii akhriso idamaale.com 
intii aan saaka dowladu la wareegin...
Intii aan saaka Dowladu la Wareegin Magaalada Jowhar ayaa Maleyshiyada indhacadde ee Maxkamadaha Bililqo kageysatay Xaafadaha Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeelaha dhexe oo 90km ujirta Magaalada Muqdish waxayna ka boobeen wax alaale iyo wixii ay heysteen,
ka sii akhriso idamaale.com 
dowlada federaalka ah madaxdeeda ugu saraysa...
Dowlada Federaalka ah Madaxdeeda ugu Saraysa ayaa Caawa Qoraal ay ka soo saartay xafiiskeeda Baydhabo waxay ku sheegtay in Sarkaalkii ama Askarigii Dhibaata u Gaysta Maxaabiista Soomaaliyeed ee Maxkamadaha iyo Dhaawaca Dowladu Qabato la marin doono Ciqaab adag.
ka sii akhriso idamaale.com 
breaking news'' waxaa markale isla galabta...
Breaking News'' Waxaa markale Isla Galabta Xeebta Ceel dheer Ciidanka Marayku Gacanta ku dhigeen Markab labaad oo u socday Magaalada Muqdisho, balse markabkaan ayaa markii la baaray waxaa laga dhex helay oo saarnaa raashin ay la haayeen Ganacsadayaal ku sugan Magaalada Muqdisho,
ka sii akhriso idamaale.com 
waxaa maanta safar aan hore loo...
Waxaa maanta safar aan hore loo sii Qorshayenin ku tagey degmada Caaddaado Agaasimaha Guud ee Abniga iyo Nabadgalyada C/risaaq Sh.Cismaan (Cali Baadiye), Saxafiyiin badan iyo xubno sare oo masuuliyiin ah, Waxaana Shacabkii Magaaladu ay aad u soo dhaweeyeen Madaxda Dowlada ee u timid.
ka sii akhriso idamaale.com 
markab siday hub iyo maleeshiyaad oo...
Markab siday Hub iyo Maleeshiyaad oo ka yimid Dalka Eritrea ayaa Maanta Ciidamada Marakanka ee Fadhigoodu yahay Dalka Jabuuti ka Qabteen Xeebta Xarardheere, waxaana Markabkaas wali gacanta ku haya Ciidamada Dalka Maraykanka.
ka sii akhriso idamaale.com 
magaalada kismanyo ayaa la sheegay in...
Magaalada Kismanyo ayaa la sheegay in Gabi ahaanba ay ka baxeen Maleeshiyaadkii Maxaakimiinta, iyaga oo u cararay Dhinaca Raaskambooni, Waxaana Ciidamada Dowladu ay haatan soo marayaan oo ku sugan Yihiin Tuulada Farsooleey oo Degmada Qoryooleey u jirta 30km.
ka sii akhriso idamaale.com 
kooxihii maxkamadaha ee gobolada mudug iyo...
kooxihii maxkamadaha ee Gobolada mudug iyo Gal-Gaduud joogay ee ku jabay dagaaladii laga saaray Bandiiradley, Galinsoor, Cadaado, Dhuusa-mareeb, Caabud-waaq, Matabaan iyo Guri ceel ayaa laga dhageystay isgaarsiin ay ku wada hadlayeen, waxaana la ogaaday in ay iminka isku urursanayaan Goobo ay ka mid yihiin Ceel-Buur oo dhinac ah iyo dhanka xeebta xarar dheere.
ka sii akhriso idamaale.com 

Boggan dhismaa ku socda weli.. 10/10/2024