News »» Somali Voice Radio
maxaa sababay in imaamkii masaajidkii ugu weynaa magaalada toronto laga eryo iyadoo police-ka loogu
Wararka aan ka helnay ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in uu khilaaf xoogani soo kala dhexgalay Imaamka Masaajidkaasi Khaalid Bin-Waliid Sheekh Bashiir Shiil iyo ninka hadda sii haya jagada Guddoomiyanimada Guddiga Fulinta ee masaajidkaasi Sh.Aadan M.Ciise,Khailaafkaasi oo ugu dambayntii...
ka sii akhriso somalia.cc
madaxweyne yuusuf oo u ambabaxay kenya,iyadoo aan cidina ku wehlin safarkaasi
Madaxweyne C/laahi Yuusuf Axmed ayaa maanta ka ambabaxay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay isagoo ku sii jeeda magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Socdaalka madaxwayne C/laahi Yuusuf uu uga ambabaxay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay isagoo ku sii jeeda magaalada Nairobi ee dalka Ke...
ka sii akhriso somalia.cc
mr.geeddi oo sheegay in la qaaday xayiraaddii diyaaradaha soomaaliya
Ra'isal-wasaaraha dowladda KMG ah ee Somalia ayaa shaaca ka qaaday in la fasaxay duulimaadyadii diyaaradaha oo la qaaday xayiraadii dhinaca hawada oo horey loo soo rogay. Isagoo ka hadlayay shir jaraa'id uu ku qabtey hoyga uu ka dagan yahay magaalada Muqdisho ayaa Ra'isal-wasaare Geedi waxa uu sh...
ka sii akhriso somalia.cc
xuseen caydiid ayaa shaaciyey qorshaha lala damacsan yahay xuduudaha soomaaliya
Dowladda Somalia ayaa sheegtay in ay sameyn doonaan qorshe lagu mideynayo dalalka Somalia iyo Ethiopia, iyadoo la baabi'inayo xuduudaha u dhaxeeya dalalkaasi, lana qaadanayo hal baasaboor, xilli kumanaan ka tirsan ciidamada Ethiopia ay joogaan gudaha Somalia. Ra'isulwasaare K/xigeenka ahna wasiir...
ka sii akhriso somalia.cc
ayr community held an emergency meeting to discuss the security situation of mogadishu after
PUBLIC STATEMENTByMr. Mohamud M UlusoChairman Political Leadership Council. December 30, 2024 On 27th December 2006, Ayr community held an emergency meeting to discuss the security situation of Mogadishu after the forces of the Islamic Courts were pushed back into t...
ka sii akhriso somalia.cc
madaxweyne yuusuf oo isku shaandheeyey maamulkii gobolka hiiraan
Wareegto uu maaanta soo saaray Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa waxaa uu ku magacaabey maamul cusub oo uu yeesho gobolka Hiiraan, iyadoo gebi ahaanba meesha laga saarey maamulkii hore ee halkaa loo soo magacaabey. Wareegtadan oo uu soo saaray Maanta madaxweynaha Somaliya C/llaahi Yuusuf Axme...
ka sii akhriso somalia.cc
cali maxamed geeddi oo ku baaqay in hubka lagu soo wareejiyo muddo 3 cisho gudahood ah
Ra'isal-wasaaraha dowladda KMG ah ee Somaliya Cali Max'ed Ghedi ayaa sheegay in maanta hubka Muqdisho yaala lagu uruurinayo goobo cayiman muddo 3 maalmood gudahooda, isagoo sidoo kale ka war bixiyay dagaalada Jubbooyinka. Prof. Cali Max'ed Ghedi oo shir Jaraa'id ku qabtey Hoyga uu ka dagan yahay ...
ka sii akhriso somalia.cc
ciidamadii maxaakiimta oo isaga baxay jilib & kismayo iyo dowladda ereterea oo eedeysay ethiopia
Ciidamadii maxkamadaha islaamka ayaa isaga baxay magaalooyinka Kismaayo iyo Jilib, iyadoo ciidamada dowladda Ethiopia iyo kuwa dowladda ay la wareegeen magaalada Jilib, una sii ruuqaansaday magaalada Kismaayo oo ay ka soconayaan qaban qaabo loogu jiro soo dhaweyntooda. Dagaalo saacado socday ka d...
ka sii akhriso somalia.cc
madaxweynaha dalka kenya kipaki oo madaxda afrikaanka ugu baaqay shir degdeg ah arrimaha somaliya
Madaxweynaha Kenya ayaa kulan deg deg ah oo looga arinsanayo dhibaatooyinka Somalia ka taagan ugu baaqay Madaxda dalalka Africa. Madaxweyne Muwai Kipaki oo qudbad dheer oo uu ugu talo galay sanadka cusub ka jeediyay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxa uu ugu baaqay Madaxda dalalka ku yaala...
ka sii akhriso somalia.cc
wiigi hore
hoggaamiye-kooxeedkii hore ee jowhar oo maanta meel fagaaro ah kala hadlay dumar iyo caruur halkaasi
Hogaamiye Kooxeedkii hore degmada Jowhar looga eryey Max'ed Dheere oo maanta isaga iyo ciidamo uu horkacayo oo ay ku jiraan kuwa Ethiopia la wareegay magaalada Jowhar ayaa meel fagaaro ah kala hadlay dumar iyo caruur fagaaraha magaalada Jowha oo u sheegay inuu dib u soo ceshan doono Isbaa...
ka sii akhriso somalia.cc
wiigi hore
ammaan-darro culus oo caawa dib ugu soo laabatay magaalada muqdisho
Xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho ayay galabta la wareegeen Maleeshiyooyin qabaa'il oo hubeysan, iyadoo lagu arkayay isgoysyada magaalada Muqdisho qaarkood. Maleeshiyooyinkaan oo ku hubeysan hubka tiknikada ah iyo kan fudud ayaa galabta gaaf wareegayay isgoyska Siinaay, iyadoo Taliye lagu...
ka sii akhriso somalia.cc
wiigi hore
shekh shariif sh.axmed oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay muqdisho, xilli ay diyaaradaha dagaal
Golaha Maxkamadaha Islaamka ayaa shaaca ka qaaday in xeelad dagaal ay kaga soo baxeen goobihii ay hore u heysteen oo imminka ay la wareegeen ciidamo Itoobiyaan ah iyadoo dhinaca kale Diyaardaha dagaalka ee ciidamada Itoobiya ay duqeeyeen deegaanka Leego ee gobolka Sh/hoose. Xeeladan dagaal oo max...
ka sii akhriso somalia.cc
wiigi hore
dagaallo aad u culus oo weli ka soconaya degaanno ku dhow gobolada hiiraan iyo baay
Dagaalo culus ayaa waxa ay ka soconayaan inta u dhaxeysa Daynuunaay iyo magaalada Baydhabo ee gobolka Baay, iyadoo dagaaladaasi ay galeen maalintii todobaad ay u dhaxeeyaan maxkamadaha islaamka iyo ciidamada Ethiopia, iyadoo dhinaca kale maxkamadaha islaamka auy xeelado dagaal ay dib uga soo gurteen...
ka sii akhriso somalia.cc
wiigi hore
labada sheekh ee ugu sareeya ee golaha maxaakiimta oo maanta dib ugu soo laabtay muqdisho
Guddoomiyaha golaha shuurada maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed wafdi uu hogaaminayo ayaa ka soo degtay garoonka caalamiga ee magaalada Muqdisho Nus saac kadib markii diyaarado la sheegay in ay leedahay Saliibiyii...
ka sii akhriso somalia.cc
wiigi hore
weerar xagga cirka ah oo ayciidamada tikregu la beegsadeen garoonka caalamiga ah ee muqdisho
Diyaarado la sheegay in Ciidamada Tikreegu ay leeyihiin ayaa maanta Dhowr Xabad oo qoriga 37-ka kusoo riday garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho,waxaana ku dhaawacmay weerarkaasi haweeney ka tirsaneyd shaqaalaha garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho gaar ahaan qeybta Nadaafadda, mana ji...
ka sii akhriso somalia.cc